Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay kulankii baaqday ee Farmaajo & Biixi (Akhriso)

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn dhaw yeeshaan. Dowladdu waxay u aragtaa in tallaabo wanaagsan hore loo qaaday, waxayna xoojineynaa aqbalaadda Madaxweyne Biixi, iyada oo diyaar u ah in ay ka miro dhaliso wada shaqeyntaas. Sidoo … Continue reading Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay kulankii baaqday ee Farmaajo & Biixi (Akhriso)